Barakacayaal ku nool duleedka Dhoobley oo codsaday in la caawiyo.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaska Barakacyaasha ah ee ku nool kaamka Daryeel ee magaalada Dhoobley ayaa xiligan wajahaya xaalado adag oo dhanka nolosha oo ay ka mid yahiin biyo la.aan hooy la’aan sida ay sheegeen qaar ka mid barakacyaasha ku nool kaamkaasi.

Qaar kamid ah Barakacyaasha ku nool kaam daryeel ee Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay xaaladaha nololeed ee ka jira kaamka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here