Shaqaalaha Cusub ee Isbitaalka Degmada Ceeldheer Gobolka Galgaduud Oo Tababar Loo Furey.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegtay isbitaalka degmada Ceeldheer ee gobobolka galgaduud kaas oo aan shaqeyn mudo 15 sano ah, Wasaarada caafimaadka galmudug ayaa shaqaalaha isbitaalka ceeldheer u qabatay tababar aqoontooda caafimaad sare loogu qaadayo si ay Bulshada halkaasi ku nool u siiyaan Adeeg Caafimaad wanaagsan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here