Haweenka Degmada Kismaayo Oo soo dhaweyey Ololaha dhir Beerista iyo bilicda soo Celinta Magaalada.

0
243

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)dhirtan oo laga keenay Magaalada Mombasa dalka Kenya oo looga talgalay in lagu beero Magaalada kismaayo sii ay u noqato magaalo Cagaaran oo quruxu badan.

Maamulka Magaalada kismaayo ayaa qorsheynaya in Sanadaha soo socda ku dhawaad kun geed ku beeraan Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here