Xujeydii ugu horeysey Oo maanta ka baxday Magaalada Muqdisho.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Sh Mukhtaar Robow Cali ayaa xujeydii ugu horeysey ka sagootiyey garoonka caalamiga Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo ay goob joog ka ahaayeen munaasabada sagootinta xujeyda wasiirka caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaafta, Gudoomiyaha xamlooyinka shirkadaha adeega xajka sanadka iyo wakiilada Shirkadda diyaaradaha ee Daalo Airlines.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here