Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta KG Oo Unsom kala wareegtey Dhir lagu beeri doono Magaalada Baydhabo.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafiiska Xuquuqul Insaanka UNSOM ee Degaanada Dowlad gobleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa Wasiirka Wasaarada Bey’ada iyo duurjoogta Koonfur Galbeed Soomaaliyeed ku warejisay Geedo looga tala galay in beero taasi oo ay tahay in la gaaro hadafka soomaaliya oo Cagaran.

Wasiir kuxigeenkaWasaarada Bey’ada iyo duurjoogta KGS Eng Ahmed Mohamed ayaa Raadiyow Arlaadi uga warbixiyay geedaha lagu wareejiyay iyo muhiimad ay leeyihin.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here