Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug oo ka warbixisay doorka Dhaqanku ku leeyihiin maamul daadejinta

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Cusmaan Abuhurayra oo ah la taliyaha arrimaha maamul daadejinta Wasaaradda arraimaha Gudaha Galmudug oo ka qaybgalayay Barnaamijka Maamul wanaag see Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu shegay in Odoyaasha dhaqanku kaalin lama illaawaan ah ku leeyihiin dhismaha maamullada degmooyinka iyo deegaannad dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here