Cisbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Waajid Oo Xariga laga jarey

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruuntan Caafimaad oo ka kooban Qeybo kala duwan oo loogu adeegyo Bulshada ayaa waxaa degmada ka hirgelisey Wasaaradda Caafimaadka KG oo taagyeero ka heleysa Hay’adda ACF.

Isbitaalkan ayaa wax badan ka tari doona Baahidii Caafimaad ee ka jirtey Degmada Waajid gaar ahaan Hooyada iyo Dhallaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here