Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo qabatay Kulanka Hay’addaha ee sanadkiiba mar la qabto.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa qabatay Kulanka hay’addaha ee sannadkiiba mar la qabto oo lagu hagayo isku duba-ridka Mashaariicda iyo qiimayntooda si loo xaqiijiyo aragtida hormarinta Hay’addaha Kaasi oo lagu qabtey magalada kismaayo.

Kulanka waxaa ka qeyb galey qaar ka mid ah wasaradaha maamulka jubbaland oo uga horeysa wasarada qorsheynta jubbaland oo soo agaasintey kulanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here