Gudiga Qorshaynta dhulka KG Oo Tababar uga Furmay Magaalada Baydhabo.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaarada howlaha guud, dib-u-dhiska & guryaynta dowlada KGS mudane Dahir Abdullahi Abdi ayaa magaalada baydhabo ka daahfuray tababar ku saabsan sharciga dhulka dowlada KGS oo loo qabanayo wakiilada gudiga qorshaynta dhulka dowlada KGS (focal points).

Tababarkan intuu socdo waxaa wakiilada gudiga qorshaynta dhulka dowlada KGS lagu bari doonaa qodobada sharciga dhulka uu ka kooban yahay iyo sida ay tahay in loo fuliyo,Sidoo kale wakiilada waxaa la bari doonaa shaqo howleedka ay ku shaqayn doonaan.

Warkung Waliba nig haaye Abyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here