Xaruumo Caafimaad Oo laga hirgeliyey Xaafada Ceeljaale Ee Magaalada Baladweyne.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dr Cabdi Maxamed Xalane madaxa caafimaadka Degmada Baladweyne ee waasarada caafimadka Hirshabeele ayaa sheegay in ay deeganka ceeljaale ay ka hirgiliyeen xarumo caafimaad oo gaaraya 10 kuwaa oo ay wasaarada maamusho si bilaash ahna loogu daweyo shacabka.

Xaafada ceeljaale oo ah meel ay dadka magaalada ubarakaacn xiliyada fataahada ayaa waxaa kajira xaalado caafimaad daro taasoo ay uu darantahay maleeriyada iyo xanuuno kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here