Olole ku saabsan wacyigelinta HIV AIDS Ka oo laga sameeyay Magaalada Hargeysa.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnamijkan oo loogu magac daray Baraarug isla maraakan ah mid wacyigilin ah ayaa waxaa magaalada hargeysa gaar ahaan laanta socdaalka Soomaliland ka sameeyay ururka Xakamaynta HIV AIDS .

Ciidanka laanta socdaalka Soomaliland saraakiil iyo bulshada ku sugneed xarunta ayaa ka faa’ideystay ololahan wacyigilinta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here