Hooyooyinka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqey in ay Caruurta si wanaagsan u nuujiyaan

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Caanaha naaska Hooyada ayaa ah cuntada ugu wanaagsan ee ilmuhu helo Kuwaas oo haddii ilmuhu sifiican u nuugo uu ku noqonaayo mid ka dhisan dhanka maskaxda iyo jirkaba.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha Hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay muhiimada caruurta u leedahay caanaha hooyada iyo waxyaabaha uu ka difaaco.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here