Qoysas ku nool deegaanka Madiina ee gobalka Galgaduud oo Codsaday in loo dhiso Xaruun Caafimaad.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool Deegaanka Madiina ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo foodsaartay baahiyaha dhanka waxbarashada iyo caafimaadka.

Deegaanka Madiina oo hoostaga degmada Xeraalle ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu iskuxiraa Degmooyinka Xeraalle,Balanbale, iyo Guruceel.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here