Maamulka Dhuusamareeb oo soo saaray amaro la xiriira Dhulka Biya-xireenka magaalada.

0
212

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiye ku xigeenka maamulka Caasimadda mudane Cabdisamad salaad Aadan, oo ka hadlay amar uu maamulka caasimaddu kasoo saaray arrimaha dhulalka ayaa sheegay in uu dan guud inuu yahay aagga biya xireenka magaalada iyo hareerahiisa oo inta laga dayac-tirayo qofna in uusan sheegan karin, beer ku yeelan karin, hay’adaha amniga ayuu sidoo kale faray  ciddii deegaanada ku dhaw biyaxireenka Degta deegaansata in sharciga la hor geeyo si waajibaadkooda loo marsiiyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here