Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo deeq raashiin ah lagu wareejiyay.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada ATMIS Col Xassan Jaamac Faarax iyo ku xigeenkiisa shumet Telelew Endeshaw ayaa deeq iskugu jirta raashin, biyo iyo daawo ku wareejiyay xoghayaha joogta ee xafiiska duqa magaalada Baladweyne Axmed Afyare Duqoow iyo isku duwaha wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle ee Baladweyne Cabdi Maxamed Xalane.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here