Tababarka ku saabsan Xaquuqul Insaanka Oo Lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhaba

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka KGS ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ay ku soo gab-gabeysay tababarka guddiyada Baarlamaanka KGS oo u qaabilsan xaquuqal insaanka kaasi oo kor loogu qadaayo xaquuqda aadanaha.

Tababarka ayaa waxaa qeyb ka ahaa oo goobta joogey xubno ka socdey hay’adda UNSON, ururada ra’idka iyo shaqaalaha wasaaradda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here