Kulan Lagu dhiirigelinayay Haweenka Musharixiinta Doorashoyinka Puntland Oo Garoowe ka dhacay

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Arimaha qoyska Dowlada Goboleedka Puntaland ayaa waxaa uu ku saabsanaa sidii haweenka puntaland ee u sharxan doorashooyinka goliyaasha degaanka degmooyinka ay uga dhax muuqan lahaayeen,kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiiro Xillibaano Agasimaha Wasarada Haweenka iyo marti sharaf kale.

Warbyhingtung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here