Haween Ku Nool Baydhabo Oo Nolosha Reerkooda ku maareeya Iibinta Xalwada.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa Baydhabo ayaa inta badan waxaa lagu arkaa Dumar ka ganacsada Xalwada Baydhabo kuwaasi oo mudo ka shaqeysaneyey sidii ay Noloshooda iyo kan reerahooda ugu maareyn lahaayeen, maadaama ay duruufo kala duwan ay ku qasabtey in ay ganacsigaan galaan.

Xabso mahamed Ali oo Suuqa Baydhabo ku iibisa Xalwada ayaa Radio Alraadi uga warantey shaqadaan sida ay nolol maalmeeda ugu hesho caqabadaha ay la kulanto iyo sida ay maareyso.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here