Daryeel Caafimaad Oo loo Sameeyey qoysas ka Barakacay fataahada ka dhacdey Baladweyne

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee isbitaalka Faaruukh oo ku yaalla xaafadda Hoolwadaag ee magaalada Baladweyne Dr Cabdi Qani Ibraahim Xuseen iyo qaar kamid ah dhaqaatiirta isbitaalka ayaa daweyn iyo baaritaano caafimaad u sameeyay qoysaska danyarta ah ee ku nool tuulada Shiima oo ku taalla duleedka galbeed Baladweyne.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here