Shir looga hadlayo hanaanka cadaaladda Oo ka dhacay Muqdisho

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay kulan looga hadlayo hawlgalinta Hannaanka Caddaaladda iyo Asluubta Soomaaliyeed oo horey ay uso ansixiyen Golaha Wadatashiga Qaran xilliyo kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here