Cudur aan la aqoon Oo Lagu Arkay Geella Degmooyin ka tirsan Gobolka Baay.

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cudur dhif iyo naadir ah oo ku dhaca Xoolaha gaar ahaan Geela ayaa lagu arkay qeybo ka mid ah Deegaanada Gobolka Baay, si gaar ah dhulka Howdka ah ee hoos yimmada Degmooyinka Qansaxdheere iyo Diinsoor.

Wasaaradu waxay Xaqiijisay in Cudurkaan uu geystay Dhimasho, sidoo kalena ay jiraan Geel badan uu ilaa hada soo ritay Cudurka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here