Wax-garadka Degmada Guriceel oo ku baaqay in laga qayb-qaato dhismaha Masjidka Magaalada.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)-Iyadoo uu billowday dhismaha Masjidka wayn ee degmada Guriceel ayaa Culimada iyo guddiga gacanta ku haya dib-udhiska Masjidku waxaa ay bulshada wanaagga jecel ugu baaqeen inay wax ku darsadaan dhismaha Masjidka. Maamulka magaalada Guriceel ayaa dhankiisa waxaa uu boorriyay howshan dib u dhiska Masjidka isagoo umadda ugu baaqay inay kaalin ka gaystaan dhismaha Masaajidka

Warbyhingtung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here