Marista wadada isku xirta Baladweyne iyo Ceel-jaalle oo dhibaata ka jirta

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkan oo intooda badan aan awoodin inay iska bixiyaan lacagaha lagu raaco gaadiidka cagaf cagafta oo ah kan kaliya ee laga isticmaalo Magaalada Baladweyne ayaa dhibaato ku qaba maritaanka buundada Nuur Xawaad Kadib markii dadaad xoogan ay ku soo rogmadeen.

Dadka isticmaala wadadan oo u badan rag ayaa marka ay marayaan buundada qa qabsada biraha ku dhagan tiirarka shubka ee dhowr sano ka hor laga dhisay labada dhinac ee Buundada iyo meelaha kale ee halista.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy Nur War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here