Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay Deggaanka Wara-dhuumale ee gobolka Hiiraan.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Wara-dhuumale oo qiyaastii 50km dhanka waqooyi ka xiga Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo uu hoostago ayaa laga dhagax dhigay Isbitaal ay si isxilqaan ah dhismihiisa u fulinayaan dadka deegaanku.

Wara-dhuumale ayaa ah deegaan ay ku noolyihiin bulsho aan haysan adeegyada aasaasiga ah ee nolosha sida caafimaadka iyo waxbarashada ayaa dhalinyaro kasoo jeedda deegaanka waxa ay billaabeen hirgelinta xaruntan Caafimaad oo hadda la dhagax-dhigay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here