Dowladda Soomaaliya Oo Gaadiid Wada Raashin Gargaar ah u dirtey Baladweyne

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gadiidkaan ayaa safar dhanka dhulka ah Ku Tagi Doona Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiraan oo ay Ka Jirta Xaalada adag Ka Dib Fatahaadan Uu Halkaasi ka Geystey Wabiga Shabeelle

Boqolala Shacab ah ayaa Ku Barakacey Fatahaadaan Kuwaas Oo Haatan Bananka Magalada ay Ku Haysata xaalada Adag oo ay uga horeysa hoy la,aan iyo cuno La,aan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here