Dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka KG oo laga dhagax dhigay Magaalada Baydhabo

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Barlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Shamso Maxamed Yarow oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Golaha Wasiirada uu ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka mudane Maxamed Cusmaan Xaaji ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Caafimaadka iyo xarunta howlgalka degdega ah ee Caafimaadka Dadweynaha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here