Maamulka deegaanka Balidhiig oo lagu wareejiyay dhismo cusub oo loogu talo galay in loogu adeego bulshada.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee waaxda madaxtooyada gobolada Bari ee maamulka Soomaliland ayaa ururka horumarinta degmada balidhiig kala wareegay dhismo cusub oo loogu talo galay in loogu adeego degmada.

Dhismahaan cusub ayaa waxa uu ka koobanyahay xafiisyo , goobo lagu nasto , Gushiinka wax lagu karsado , suulida , agabka korontada dhaliya iyo qaybo kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here