Tababarka Xulka 17 jirada Ciyaaraha Oo lagu daah furay Degmada Beledxaawo

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarka iyo Xulista Cayartooyda Da’ adooda ka hoosayaan 17 sana jirada ayaa tababar looga furay magaalada beledxaawo ee Gobolka gedo kaasi oo Cayartooydaan laga soo xulay Xaafadaha Beledxaawo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here