Culimo codsatay in laga qeyb-qaato dhismaha Masaajid ku yaalla deegaan hoostaga degmada Burtinle.

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Culimada masaajidka deegaanka meegaagle oo ka mid ah deegaanada Hoosyimaada degmada Burtiinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in xiligan masaajidka uu u baahanyahay dayactir.

Masaajidka ayaa ku yaalla deegaan ay bulsho badan daganyahiin kuwaa oo baahi weyn uqaba in ay helaan meel ay ku cibaadeystaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here