Agaasimaha Xaruunta Hidaha iyo Dhaqanka ee Fool feyly Oo ka Warbixisay Ahmiyada ay leedahay Xaruntan .

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhaqanka Soomaalidu waa mid soo jireen ahaa kaasi oo jiilal badan iska dhaxleen, waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah taasi oo ay ka mid tahay luuqada, cuntada, suugaanta, fanka, farshaxanka, marka laga hadlayo deegaanada koonfur Galbeed soomaaliya wax caan ku tahay dalxiiska damaashadka, iyo martisoorka soo bandhigsta hidaha iyo dhaqanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here