Madaxweynaha Galmudug oo daah furay Mashruuca dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno ka tirsan xildhibaannada DFS ee laga soo doorto Galmudug ayaa daah furay dhismaha garoonka diyaaraha caasimadda Dhuusamarreeb ee Ugaas Nuur.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here