Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa diirada lagu saarayay Sidii Bulshada Pundland uga faaideysan lahaayeen Kheyraadka ku jira Deeganada Maamulkaas gaar ahaan Kalluunka maadama.dalka Soomaaliya uu leeyahay Xeebaha ugu dheer Afrika.
Shirka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxda Ugu sareysa Hey’adaha Maamulka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady