Maamulka Isbitaalka Kismaayo Oo lagu Wareejiyay kunteenar ay ku jiraan agab caafimaad.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Isbitaalka iyo Wasaaradda caafimaadka Dowladda Jubbaland ay la wareegaan agab caafimaad oo laga keenay Maraykanka kaasi oo ku bixiyeen barnaamijka horumarinta ee Jubba Valley Devloment oo fadhigeedu yahay Maraykanka ayna door wanagsan ku lahaayeen qaar kamida ganacsata magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here