Bahda Waxbarashada gobolka Hiiraan oo codsaday in dib loogu dhigo Imtixaanka dugsiyada Sanadkan.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guud ahaan waxaa todobaadkan xiran Goobihii Waxbarashada ee ku yaalay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan xili dhawaan ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay ku dhawaaqday 27 Bishan aynu jirno in ay qaadeyso Imtixaanka Fasalka 12-aad halka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhaxe ay iyaguna u fadhiisanayaan Imtixaanka 20 Bishan May oo maalmo kooban ay naga xigto.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here