Maamulka Degmada Guriceel oo soo saaray Amaro La xariira jarista dhirta

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Guriceel iyo taliska booliska degmada ayaa kullan ay la qaateen Bulshada deegaanka Balli-cil oo hoos yimadaa Guriceel waxa ay kala hadleen amniga iyo nabad kuwada noolanshaha bulshada deegaanka.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Guriceel Shaafici Jamac Abdi ayaa u sheegay bulshada deegaanka in aan laga aqbali karin in qof dhul iska xareysto ama ku sheegto milkiyad been ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here