Shir looga hadlayay Xaalada Barakacayaasha KG Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha KGS Cabdi Casiis Xasan Maxamed ayaa Gudoomiyey Shir ay ka qeybgaleen Wasiiro,Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Deeganada Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed, Shirkaasi oo looga hadlayey Xoojinta Wadashaqaynta Hay’addaha iyo Wax ka qabashada Arimaha Barakacayaasha.

Madaxweyne lafta-gareen ayaa dhamaan masuulintii ka soo qeyb gashay shirkaan kula dar-daaramay in si hufan loogu adeego bulshada ku nool degaanada KGS.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here