Shir loogu hadlayay Sidii shaqa Abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaalind Oo Hargeysa ka dhacay

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulankaa oo ay si wadajir ah usoo gaban Wasarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo hay’adah kala Shaqeya Shaqa Abuurka ayaa waxaa looga hadlayay Baahida Shaqo la,aan ee Dhalinyarada iyo Sidee loo kordhin lahaa Shaqoooyinka Farsamada gacanta ayaa lagu soo gabagabiyay Magaalada Hargeeysa qaar ka mid ah madaxad Hay’adaha ayaa waxay ka hadleen Taalooyinka Shaqa abuurka loo Sameeynayo bulshada Soomaaliland.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here