Gabdhaha wax bartay ee ku dhaqan Dhoobley oo codsaday in loo sameeyo shaqo abuur

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Heerka shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibadiisa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here