Golaha Wakiilada Jubbaland Oo Dood ka yeeshey Waxbixin la xariirta Arimaha Bulshada

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Wakiilada Jubbaland Adan Khalif ayaa shir Gudoomiyey kalfadhiga 4aad fadhigiisa 14aad Golaha Wakiilada Jubbaland waxana Fadhigan oo ay soo xaadireen 39 Mudane ayaa Ajandihiisu ahaa Dhageysiga Warbixinta Guddi gaar ah oo loo Saaray Arimaha Barakacayaasha Iyo Kororka Maciishada 10 Bishan Gudiga oo ay soo jeediyeen Warbixino ka kaso diyaariyeen Xaaladaha ka jiro Ganacsiga Iyo Barakacayasha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here