Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa dhoorkii sana ee la soo dhaafey gobolada dalka soomaliya ka jireen abaaro is daba joog ah kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshey dadka xoola dhaqatada eh maadama ay noolashooda ku tiirsaneyda xoolaha
Suuqa xoolaha ee degmada dhoobley mudo laguma soo hareynini xoolo iib ah balse hada waxaa suuqa ka jira dhaq dhaqaq wanaagsan
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir