Gabdho bartay xirfaddaha farsamada gacanta oo shahaadooyin lagu guddoonsiyay Ceynaba.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Ceynabo ee gobolka Sarar ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 33 gabdhood oo baratay xirfadda farsamada gacanta sida cilaan saarka, cunno karinta iyo xarqaanka, iyadoona ardeydan ay ka aflaxeen dugsiga farsamada gacanta Flec.

Munaasabadan shahaadooyinka lagu guddoonsinayay ardeydan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka saraar, kan degmada Ceynabo, bahda waxbarashada, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here