Tababar ku saabsan isku dhafka maareynta biyaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo loo qabtay shaqaalaha wasaaradda iyo qaybaha kale ee bulshada rayidka ayaa waxa uu socon doono mudo 5 maalmood ah, inta uu socdo tababarkaan ayaa waxa lagu qaadan doonaa cashiro la xiriira isku dhafka iyo mareynta kheyraadka dabiiciga ah iyo biyaha,waxaana soo qaban qaabisey Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Maamulka Galmudug

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here