Dadka baahiyaha gaarka ah qaba Oo La gaarsiiyey gaariga ay ku socdaan Naafada.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkaan baahiyaha gaarka ah qaba ee laga soo kala xuley Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo oo tiradoodana gaareysa ilaa sodon iyo shan qof ayaa waxaa loo qeybiyey gaariga loogu tala galay dadka baahiyaha gaarka qaba ku socdaan ee loo yaqaano Wiljarka, waxaana iska kaashadey Ururka Hiil Bilaan iyo Hey’adda Isha Humar Rights.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here