Kulan looga hadlyay mashaariicda horumarineed oo lagu qabtay Hargeysa.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku qabatay Kulan lagu gorfaynayey mashaariicda uu Baanka Aduunku Maalgaliyo iyo sida ugu haboon ee looga faa’iideysan karo Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaradaha,Mareynta,waxbarashada,biyaha,Beeraha,Qorsheynta, Deegaanka iyo isgaarsiinta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here