Warbixin Ku Saabsan Sida Loogu hortagi karo Nabad Geliya xumada.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ay Nabadu tahay Tiirka ugu weyn ay noloshu ku tiirsan tahay islamarkaana aan la’aanteed Bulshada aysan gaarin waxkasta oo Horumar ah,waa wax inta badan dadyowga isla ogyihiin.

Soomaaliya waxaa mudo ka badan sodon sano baadi goob uga jirtaa in ay soo ceshato Nabadii kala dambeyntii iyo Dowladnimadii ay mar lahaan jirtey

Hadaba iyadoo sanadihii dambe dalka uu soo hagaagayay Nabad geliyadiisa sidee loogu hortagi karaa Nabad geliyo darada,waxaan su’aashaas weydiiney Salliimo Sheekh shuceyb oo ka socota bulshda rayidka KG

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here