Xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardey ka aflaxday Madarasada Al furqaan oo lagu qabtey Dhoobley

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabaddaan oo aheyd mid ay ku qalin jibinaayeen arday dhameysay quraanka kariimka kuwaas oo Wax Ka Bartay Madarasada al furqaan ee Magalada dhoobley ayaa Waxaa Ka Soo qeyb Galay Masuuliyiin, Macalimiin Waalidiinta Ardayda qalinjibisay Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here