Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkan oo u badan haween iyo caruur ayaa guryo ku meelgaar ah oo ka sameysan baco iyo geedo la isku gee geeyay ka sameystay xaafadda Ceel jaale ee magaalada Baladweyne, kuwaasoo aan celin karin, qoraxda qabowga habeenkii iyo dhibicda roobka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady