Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo fursado shaqo ka helay goobaha lagu iibiyo qalabka dhismaha

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ku nool dhalinyaro isugujiro dhalinyari waxbartay iyo kuwa xirfadlayaal ah kuwaas oo siyaaba kala duwan u dabara noloshooda.

Qaar kamid ah Dhalinyarada fursadaha shaqo ka helay goobaha ganacsi ee lagu gado qalabka dhismaha guryaha ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here