Wafdi ka socday Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo gaarey Magaalada Kismaayo

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulishada Jubbaland Ismaacii Axamed Garse ayaa Garoonka diyaaradaha Sayyid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Hay’adda Caafimaadka aduunka ee WHO.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here