Wasaarada Haweenka KG Oo Baydhabo ku qabatey Tababar Ku saabsan Xuquuqda Barakacyaasha.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Haweenka ka shaqeeya wasaaradaha Dowlad Goboleedka KG, Ciidaanka Xooga dalka kuwa Asluubta iyo shaqaalaha Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada, kaalinta ay ku leeyihiin ilaalinta Xuquuqda dadka Baracayaasha ah kaasi oo lagu bari doono sidii loo ilaalin lahaa Xuquuqda Dadka Barakacayaasha ah ee ku dhaqan Magaalada Baydhabo,waxaana tababarka oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka KGS.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here